Facebook
Instagram
X
Vimeo
Youtube
Sign in
News
Fashion
New Look
Street Fashion
Style Hunter
Vogue
Gadgets
Lifestyle
Recipes
Travel
Video
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Sign in
Welcome! Log into your account
your username
your password
Forgot your password? Get help
Password recovery
Recover your password
your email
A password will be e-mailed to you.
Sunday, April 19, 2026
Sign in / Join
Buy now!
Facebook
Instagram
X
Vimeo
Youtube
Wararka
News in English
Articles
Arimaha Diinta
About Us
Contact
Search
Home
2022
Yearly Archives: 2022
Caynaba: Cuqaal Waxgarad iyo Hween Lagu Tababarayo Dastuurka iyo Waddaniyadda
admin
-
June 13, 2022
0
):Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ka daah-furtey tababar ku saabsan Dastuurka iyo Waddaniyadda.0 Waxana tababarkaasi...
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Ka Hadlay Safarka MBC Ee Sanaag
admin
-
June 13, 2022
0
): Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo C/qaadir Xaamud, ayaa ka hadlay safarka uu madaxweyne Biixi ku joogo gobolka Sanaag. Siyaasi C/qaadir Xaamud, waxa kaloo uu ka...
Weftiga MBC Oo Kulan La Yeeshay Madax-Shaqameedka Gobolka Sanaag
admin
-
June 13, 2022
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa caawa kulamo la qaatay salaadiinta,...
Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
admin
-
June 7, 2022
0
: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil. Waxaana xafladaasi ka soo...
Wasiir Ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Is-casilay
admin
-
June 7, 2022
0
): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Naasir Caydiid, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi. Naasir...
Gabiley: Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Furay Tababar Ku Saabsan Barashadda Dastuurka
admin
-
June 7, 2022
0
Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa magaaladda Gabiley ka furay tababar ku saabsan barashadda Dastuurka iyo Waddaniyada. Waxaana...
Waddani Oo Madaxweynaha U Gudbiyay Xubintoodda Komishanka Doorashooyinka Cusub
admin
-
June 7, 2022
0
): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka guddoomay xubintoodda u metelaysa komishanka doorashooyinka cusub ee Somaliland. Kadib markii Axadii...
Madaxa Xafiiska UK Ee Hargaysa Oo La Kulmay Guddoomiyaha G. Wakiiladda Somaliland
admin
-
June 7, 2022
0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Lizzie Walker, oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargaysa. Kulankan dhex maray...
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo La Kulmay Waaxda Manaahiijta Ee W. Waxbarashadda
admin
-
June 5, 2022
0
): Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha Waaxda Manaahiijta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. Maxamed Xaaji Aadan...
Badhasaabka Gabiley Oo Qaabilay Madax Ka Socday Haayadda UNDP
admin
-
June 5, 2022
0
Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haayadda haayadda UNDP guddiga qandaraasyadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda Hawlaha guud. Weftigan...
1
...
18
19
20
...
29
Page 19 of 29
- Advertisment -
Most Read
Isra##l Oo Somaliland Ka Caawineysa Beeraha ….
April 19, 2026
Musharaxa Khaalid Fodhaadhi Oo Dhir Gaadhsiyey Deeganadiisa …
April 19, 2026
WAR-DEG DEG AH Hanjabaadda Soomaaliya Ee Baabul Mandab Oo Fadeexad Noqotay!”
April 19, 2026
Xog Cusub Oo Ku Saabsan Dekeda Berbara …
April 18, 2026