Yearly Archives: 2022

Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeedka WAABERI Oo Gabiley Lagu Soo Dhaweeyay

Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Waaberi C/rasaaq Ataash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Gabiley. Weftiga guddoomiyaha ururka Waaberi...

D/Hoose Ee Burco Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xakamaynta Shilalka Bajaajta

Duqa degmada Burco  Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero),  ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay shilalka Bajaajka oo keenay khasaare nafeed, dhaawac iyo mid hantiyeedba. Sidoo kale...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta Kooram La’aan U Furmi Waayay

Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u baaqday Kooram la’aan, maadaama oo ay xildhibaano badani maqnaayeen. Fadhiga maanta oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Ku...

Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Taliyeyaal cusub u Magaacabay Ciidammada Sirdoonka, Badda iyo Laanta Socdaalka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa kale oo uu...

Soomaaliya oo Iska Fogeysay Eedayntii Dowladda Somaliland

– Soomaaliya, ayaa waxaa ay iska fogeysay eedaymihii ay dowladda Somaliland u jeedisay, taas oo oo la xidhiidha in Soomaaliya ay isku darsatay tiradii...

Qaraxyo Xoogan oo Gilgiley Magaaladda Bahir Dar Ee Dalka Itoobiya

Qaraxyo xoogan, ayaa ka dhacay afar goobood oo kala duwan oo ku yaalla magaalada Bahir Dar ee waqooyiga dalka Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen. Weerarkan,...

Taiwan oo Laba Ambulance Ku Caawisay Cusbitaaladda Hargeysa iyo Gabiley

Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa maanta dowladda Taiwan kala wareegtay laba baabuur oo kuwa gar gaarka deg deg ah, kuwaasoo la soo mariyay safaaradda Taiwan...

– Waxaa maanta magaaladda Gabiley kulan ku yeeshay wasaarradaha dowladda Somaliland ee loo yaqaano daneeyeyaasha horumarinta reer Miyiga. Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda...

Faysal Cali Waraabe: “Saaxiibkay Muuse Biixi Waxan Kula Talinayaa In Uu Iscasilo”

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa fariin culus oo xaasaasi ah u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Faysal Cali...

Ardayda Jaamacadda Alpha Oo Lagu Tababaray Deminta Khataraha Dabka

: Jaamacadda Alpha university faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa ardayda wax ka barata jaamacadaasi u qabatay tababar ku saabsan maaraynta Dabka. Tababarkaasi oo ay bixinaysay shirkadda...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read