Yearly Archives: 2022

Madaxwaynaha Jsl Waxaa Ka Go,an In Uu Reerka Aan Kasoo Jeedo Maynorati Kaga Dhigo, Siyaasada Dalka”Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse

Gudoomiyaha urur siyaasadeed cusub ee gurmad marwo rooda cabdi muuse ayaa ka hadashay kulankii madaxwayne biixi la yeeshay qaarkamid ah masuuliyiintii urur siyaasadeedyada cusub...

Guddida Diwaangalintu Waxay Baalmareen Inay Dabaqaan Isla Markaana Xaqiijiyaan Waajibaadka Sharci Ee Uu Ku Waajibiyay Xeerku”Gar Yuusuf Biixi.

Garyaqaan Yuusuf biixi ayaa ka hadlay waajibaadka looga baahan yahay gudida diwaangalinta ururada iyo sharciga ay ku ilaalinayaan ururada cusub ee isdiwaan galiyay. Sidoo kale...

Madaxweyne Biixi oo Fariin Adag U Diray Dowladda Sacuudiga

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo saaka shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha, ayaa ka hadlay carqaladda uu maamulka...

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!

Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo...

Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub

Shirkada oomaar company ayaa magaalada berbera ka dhagax dhigtay haamo shidaal oo cusub kuwaasi oo ay iska kaashanayaan shirkad kale.   Munaasibada dhagax dhiga haamaha shidaalka...

Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan Iyo Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadooda!

-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah...

Xukuumada Somaliland Oo Cashuur Dhimis USamaysay Cuntooyinka Daruuriga Ah Ee Dalka Soo Galaya!

Warning: Trying to access array Wasaarada maaliyada somaliland ayaa shaacisay cashuur dhimis ay usamaysay cuntooyinka daruuriga ah ee dalka soo galaya kana soo degaya...

Xogo Faah Faahsan: Ciidammada Maraykanka Oo La Wareegay Madaarka Berbera Iyo Shaqaalihii Ka Hawlgalayay Oo La Fasaxay

Cutubyo ka tirsan ciidammada millatariga Maraykanka oo ay weheliyaan shaqaale fara badan oo shisheeye ah, ayaa si buuxda ula wareegay gebi ahaanba maamulka iyo...

Shirkadda MSG oo Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Dhismaha Warshada Sibidhka Berbera

– Shirkadda MSG Group, ayaa la sheegay inay heshiis dhismaha Warshada sibidhka Berbera la saxeexatay Bedeschi SPA oo dalka Talyaaniga laga leeyahay. Shaacinta Heshiiskan, ayaa...

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Xilka La Wareegay

Taliyaha cusub ee ciidamadda ilaaladda xeebaha iyo Badda ee Somaliland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Biixi, ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyaha cusub ee...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read