Yearly Archives: 2022

Boqor Buurmadow Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne biixi, Gudoomiyaha Guurtidana Ugu Baaqay In Uu Dalka Ka Badbaadiyo

Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Sidoo...

“Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu Sii Habsamaa Ma Jirto”Ucid

Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah...

Kulankii Seddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.

-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran...

“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay qaybaha kala...

Kal-fadhigii 5Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Saaka Furtay Iyo Qodobada Diirada Lagu Saarayo!

Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa saaka ka furmay hoolka Shirarka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,Kaasi oo uu gudoominayay duqa degmada Gabiley. Kalfadhigan oo...

Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa Waaheen

Gudida tacliinta sare ee somaliland ayaa maanta gudida gurmadka suuqa waateen ku wareejiyay lacag ay soo ururiyeen jaamacadaha dalku taasi oo ay kaga qayb...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!

Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa...

Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi.

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic aas qaran...

adaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay  qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta...

Wargays Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qoray Somaliland!

Wargays kazoo baxa dalka faransiiska oo dhawaan ka qaybgalay xus loo sameeyay askartii ku geeriyootay dagaalkii labaad ee aduun islamarkaana kazoo jeeday kana tagay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read