Yearly Archives: 2022

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Xakamaynta Tahriibinta Dadka

Golaha Wakiiladdhha Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka ka hor tagga iyo xakamaynta ka ganacsiga tahriibinta dadka ee Xeer Lr.101/2021-ka. Xeerka xakamaynta tahriibka dadka oo shalay...

C/raxmaan Saylici Oo Qaabilay Madaxa Sucuudiga U Qaabilsan Afrika

: Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay madaxa boqortooyadda Sucuudiga u qaabilsan wadamadda qaaradda Afrika oo booqasho ku yimid...

Hargaysa: Madax Dhaqameed Ka Digay Mudaharaadka Mucaaradku Ku Baaqeen

): Madax dhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka beelaha Koonfurta Hargaysa ayaa ka hadlay mudaharaadkii ay dhawaan ku baaqeen xisbiyadda mucaaradka ah ee Somaliland in ay...

Rooda Cabdi Muuse Oo Sheegtay In Wasiirka Arimaha Guduhu Halis Ku Yahay Abnigii Uu Qaranka Masuulka Uga Ahaa.

Rooda Cabdi Muuse Oo Sheegtay In  Wasiirka Arimaha Guduhu Halis Ku Yahay Abnigii Uu Qaranka Masuulka Uga Ahaa Iyadoo sheegtay hadalkii uu ka jeediyay...

Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka!

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku hadlay afka xukumada...

𝗶𝘀𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗥𝗲𝗷𝗷𝗼 𝗫𝘂𝗺𝗼 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮

Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani oo caawa la kulmay Xukuumadda ayaa walaac ka muujiyay Heshiis laga khilaafka ka taagan arrinta doorashada. Markii...

War Degdeg ah: Madaxweynaha iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah oo Caawa Kulmaya

Madaxtooyadda Somaliland ayaa hadda waxa ka bilaabmay wadda haddalo,kuwaas oo u dhexeeya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Somaliland Wadda haddalkan oo...

Somalia: Wasiir Markab Dhuxul Ah Oo Dalka Laga Raray uu galaaftay Xilkiisii

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyey wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali,...

Xildhibaan Indho Indho Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland, Sheegayna In Beelaha Idoor Duminayaan Dalka!

ildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland gashay iyo muranka xisbiyada mucaridka iyo xukuumada oo...

Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada Adis Ababa!

-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 31aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaanimada somaliland ayaa lagu qabtay caasimada dalka itoobiya ee adis ababa.   Munaasibadan ayaa waxaa sooo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read