Yearly Archives: 2022

Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Fashiliyay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay Gacan Ka Hadalkii Uu Sameeyay

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ahaa mudanayaashii...

𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗙𝗮𝘀𝗵𝗶𝗹𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂 𝗯𝗮𝗹𝗮𝗺𝗲𝗲𝗻 𝗺𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝘂?

Waxa xalay niskii dambe lagu kala kacay wada hadaladii xisbiyadda mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland ay u balansanaayeen. Fashilka wada xaajoodkan ayaa yimid ka dib...

Anigu Ma Ihi Qof Yaraanteedii Bahda Laga Saaray” Niciima Abwaan Qorane

“Anigu Ma Ihi Qof Yaraanteedii Bahda Laga Saaray” Niciima Abwaan Qorane Caawa dad badan ayaa igu soo tag-garaynaya qoraal la leeyahay Naciima ayaa qortay, kaas...

Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland Oo Cambaaraysay Xukunka Laba Saxafi

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si xoogan u cambaaraynasaa xukunka saaka Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku riddey labada wariye ee Maxamed Cabdi Sheekh Ilig iyo Cabdijibaar...

Itoobiya oo Xidhay Taliyihii Ciidamada Gobolka Amxaarada

Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed, ayaa Jimcihii ka soo muuqday maxkamadda, kadib markii...

Faysal Cali Waraabe oo Si Weyn Uga Biyo Diiday Furista Ururrada

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa si wayn uga biyo diiday furista Ururrada Siyaasadda, waxaanu sheegay in furistoodu ay...

Mukhtaar Roobow oo Markii Ugu Horeysay Ka Soo Muuqday Warbaahinta

Mukhtaar Roobow oo muddo saddex sano iyo badh ah u xidhnaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa markii u horreeyay u tegay siyaasiyiin ka...

Wefdi Ka Socda Somaliland oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha UK

Wefdi balaadhan oo ka socda dowladda Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa dalka Ingiriiska, ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin sar sare oo ka...

Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Nin Eedaymo U Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

Muwaadin u dhashay dalka Jabuuti oo la sheegay in uu dhaliilo u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xukuumadda Somaliland ku xidhay magaalada...

Madaxweyne Biixi oo Caawa Hoygiisa Ku Booqday Axmed Silaanyo

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu gurigiisa ku booqday caawa fiidkii Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna aas-aasihii Xisbi xaakimka Kulmiye Axmed...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read