Yearly Archives: 2021

Raysal Wasaarraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabadda Shirka Wada tashiga

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka...

Trump oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta, Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa

     Madaxweynihii hore ee lagaga adkaaday doorashadii Maraykanka ee natiijadeedu muranka baddan dhalisay, Trump, ayaa markii labaad dirqi kaga baxsaday Dimuqraadiyiinta. Trump, waxa dacwada markii labaad...

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

     Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab oo ah guddoomiyaha gollaha...

Ujeedadda Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka

     Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada iyo maayirada gobolada dalka. Kulankan oo uu shirgudoominayey Wasiirka wasaaradda...

Somaliland oo Qaramada Midoobay U Dirtay Dhukumanti Ka Kooban 7 Bog

     Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex galay Xukuumadda...

Somaliland: Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaarradaha Caafimaadka iyo Waxbarashadda

     Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta 7 baabuur ku wareejisay wasaarradaha caafimaadka iyo waxbarashadda. Baabuurtaasi ayaa laga maalgeliyay kharashka lagu soo iibiyay sanduuqa horumarinta Somaliland...

Jaamacadda Carabta Oo War Ka Soo Saartay Xaaladda Ismarinwaaga ah Ee Doorashada Soomaaliya.

Ururka jaamacada carabta ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan doorashada somaliya iyo ismarinwaaga xukuumada fadaraalka ah,maamul goboleedyada qaarka iyo badi musharixiinta madaxwaynaha...

DAAWO;-Abwaan Weedhsame Iyo Nuxurka Hadalkii Uu Ka Jeediyay Bandhiga Suugaaneedkii Abwaan Abees. “

“Waxaan Ku faraxsanahay In Cabdiraxmaan Abees, Isdhiibi Waayay In Halkii Lays Yidhi Mariya La Marin Kari Waayay”Abwaan Weedhsame Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo ka...

Sheekh Rusheeye Oo Sheegay In Booliska Somaliland Soo Samato-bixiyeen Carruur Uu Dhalay Oo Hargeysa Lagu Afduubay

Sheekh Rusheeye oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee Dadka ku daweeya Qur’aanka isla-markaana deggan Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in la afduubay 5 Carruur...

Maxkamadda ICJ Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysay Kenya Iyo Soomaaliya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ayaa diiday codsigii ay dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda kuna dalbatay in dhagaysiga dacwadda...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read