Yearly Archives: 2021

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maanta Lagu Aasay Hargaysa

subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay geerida kutimid suldaankii guud ee beelah asomaliland suldaan maxamed cabdiqaadir oo habeenkii xalay...

Beesha SAMANE CABDALE Oo Xisbiga Waddani Ku Wareejisay Musharixiintii Uga Qeyb Galaysay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deeganka + SAWIRRO

     Madax dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Aqoon Yahanka  Beesha SAMANE Cabdle  ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah  xisbiga mucaaridkah ee Waddani ay ugu gudbisay musharaxiinta beeshaas u meteli...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir + SAWIRRO

     Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid ahaa...

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Marmar u Dhigay Schoolka ku yaala Xaafada Sheekh Nuur

Maayarka caasimada ayaa kormeer ku tagay dugsi ku yaala xaafada sheikh nuur ee degmada gacan libaax oo ay ka dawlad hoose ahaan ka caawiyeen...

DAAWO;-Warbixin Jidka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Burburay Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Wadayaasha Gaadiidku.

Jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley ayaa burburtay kaasi oo maalin walba Soboba shilal iyo isku dhac gaadiidka. Wadayaasha gaadiidka ukala...

Xaaladaha Siyaasadeed Ee Somalia, Dhibta Doorashada Ka Taagan Iyo Xalka Lagaga Bixi Karo! FAALO.

Somalia waxa ay gashay xaalad adag oo u baahan in caqli iyo wadajir lagaga baxo , sababta oo ah waxa mar qudha mudooyinkii kawada...

Suldaan ka soo jeeda Saldanad Fac-weyn oo ka baxay Qaranka Somaliland

     Allaah ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka soo jeeday saldannad guun ah oo abtirsatay, soona unkantay dabayaaqada qarnigii 16-aad. Waa...

DAAWO;-Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax.

Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax oo katirsanaa xisbiga ucid loona dhaaciyay jeelka madheera iyaga...

Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Sheegay In Horusocod Laga Sameeyey U Diyaar Garowga Doorashooyinka La Filaayo Inay Dalka Ka Dhacaan.

     Komishanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey qaraarkii Madaxweynaha JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi uu ugu cayimay Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanku inay...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo Agaasimaah Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Oo Waddo Ka Dhagax Dhigay Degaanka Tuli Iyo Waddo Qaloocan Ee Gobolka Awdal

Home  Latest      Wasiirka wasaaradda horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta Qaranka Axmed Cabdi Ismaaciil ayaa si wada jir...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read