Yearly Archives: 2021

ogo Cusub Oo Iftiimiyay Halka Ay Ku Dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Tabobar Ciidan Loogu Qaaday Dalka Eritrea

Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda Soomaaliya tabobar...

Qaar Ka Mida Shaqaalaha W. Warfaafinta Oo Abaal-marino La Guddoonsiiyay

     Xubno ka tirsan wasaaradda shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta abaal-marino la guddoonsiiyay. Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd 30 qof oo ka kala hawl gala waaxyaha...

Diiwaangelinta Shaqaalaha D/Hoose Ee Hargaysa Oo La Daah-furay

     Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa maanta lagu qabtay  xarunta dawladda Hoose ee magaaladda Hargaysa. Waxaana kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka...

Wasaaradda Warfaafinta Oo Iska Difaacday Dhaliillo Uga Yimid Mucaaradka

     Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa iska difaacday eedaymo ay u jeediyeen xisbiyadda mucaaradku oo la xidhiidhay in agaasimihii hore ee TV-ga qaranka xilka laga qaaday...

Wasaaradda Deegaanka Oo Boorama Ku Qabatay Wacyigelinta Ka Ganacsiga Harimacadka

    Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Boorama ka daah-furtay barnaamijka wacyigelinta la dagaalanka sharci darrada ah ee duur joogta. Barnaamijkaasi oo...

Hargeysa: Qaddo Sharaf Loo Sameeyay Agaasimaha Cusub ee TV-ga Qaranka Somaliland

     Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland. Munaasibadda Qadadda ahayd...

Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee G. Wakiiladda Oo Ku Biiraya Xisbiga Waddani

     Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa shaaciyay inuu ku biirayo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanu sheegay in kadib...

“Gaadhiga ka yimaadda Puntland ee la qabto Somaliland ayaa la wareegaysa

Home       Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta deegaamo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ka fulisay hawl-gallo lagu bur-burinayay Dhuxul fara...

Dadweynaha Sool way u heelan yihiin lacagta Somaliland in la”

     Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in deegaamo ka tirsan gobolkaasi ay markii u horaysay ka qabsoontay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ee dhawaan dalka laga hirgeliyay. Deegaamadaasi oo...

Agaasimaha W. Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Isku-duweyaasha Goboladda

     Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta kulan la qaatay Isuduweyaasha gobolada dalka Ee wasaaradaasi. Kulankaas oo ka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read