Yearly Archives: 2021

Warbaahinta Dunida oo Si Weyn Uga Faallooday Doorashooyinka Somaliland Ka Qabsoomay

     Warbaahinta kala duwan ee caalamka, ayaa maanta si weyn wax uga qortay nabadgelyadda iyo dimuqraadiyadda ay Somaliland uga qabsoomeen doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka. Warbaahinta...

Somaliland: Hooyo Iyada oo Codeyneysa Ay Fooshu Qabatay

     Hooyo kamid ahayd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee saaka qabsoontay Somaliland, ayay foosha qabatay xilli...

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka oo Codadkooda Ka Dhiibtay Codbixinta Doorashada

     Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa saaka Codadkooda ka dhiibtay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo saaka si...

Shacabka Somaliland oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta

     Shacabka Somaliland, ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha Wakiillada iyo Deegaanka. Waxaana doorashada codkooda ka dhiibanaya dad gaadhaya...

Madaxweynaha Somaliland oo Subaxnimadii Hore Ee Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codbixinta Ee Hay’adda Shaqalaha

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaadhka codbixinta,...

Chelsea oo Markii Labaad Ku Guuleystay Koobka Champions League (SAWIRRO)

 Kooxda Chelsea, ayaa markii labaad ku guuleystay koobka Champions League, kaddib markii ay 1 gool kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka U Diray Farriin La Xidhiidha Doorashada

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo...

Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Heshiiskii Doorashada

     Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay xaalada guud ee Soomaaliya, isagoo sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiskii doorashada Soomaaliya ee dhawaan lagu gaadhay magaalada...

Dibad-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Reer-galbeedka oo Ka Socda Itoobiya

     Waxaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo qaybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida ka socda dibadbaxyo waa weyn, iyadoo Kumannaan dibadbaxayaal ahi...

Hoggaanka Saddexda Xisbi oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Ka Digtoonaadaan Talaabo Kasta oo Wiiqi Karta Doorashada

Home  Latest News Latest       Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa waxaa ay bulshada Somaliland u soo jeediyay in ay doorashada uga qayb-qaataan si nabad ah. Waxaanay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read