Yearly Archives: 2021

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Qaaday Tallaabo Dhaawici Karta Daah-Furnaanta Cod-Bixinta Doorashada

     Isniinta Berri oo ku beegan 31-ka bisha May 2021, waxa guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland looga dareerayaa cod-bixinta doorashooyinka isku sidkan ee Goleyaasha...

Shil Gaadhi oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Berbera

     Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac sababay, ayaa maanta ka dhacay duleedka Magaaladda Berbera gaar ahaan meel u dhow Kaantaroolka Galbeed ee Magaaladda Berbera. Shilkan...

Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Muxuu Ka Yidhi Doorashada Somaliland

     Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa ka hadlay doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka ee maalinta berri ah ee...

Musharax Cabdinaasir Qodax oo Cuduudiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Hargeysa

 Musharax Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax oo u taagan doorashada golaha Wakiillada Somaliland, islamarkaana ka sharaxan xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa waxaa uu maanta...

oo Ka Warbixiyay Sugida Ammaanka Ee Xiliga Doorashada

Home  Latest News      H Saraakiisha ciidamda qalabka sida ee Somaliland, ayaa bulshada u soo jeediayay in ay ciidamada kala duwan qaranka kala shaqeeyaan adkaynta ammaanka. Waxaanay sheegeen...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Geerida Majaajilayste Sooraan

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Geerida alle ha u naxariiste Majaajilayste Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan) oo maanta ku geeriyooday magaaladda Burco. Madaxweynaha,...

usharax Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo Magaalada Arabsiyo Ku Soo Bandhigay Cuduudiisa Taageero

     Musharax Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali Barkhad oo u taagan doorashada golaha Wakiillada Somaliland oo ka sharaxan xisbiga UCID, ayaa maanta cuduudiisa taageero ku soo bandhigay...

Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa Isku-soo-baxyadii Ololaha Doorashada

     23-kii bishan May, 2021 waxa Somaliland ka bilaabmay ololaha doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo hal mar la wada qabanayo. Ololaha doorashada oo soconaya muddo...

Hoos U Dhac Ku Yimid Faafidda Xanuunka Covid-19 Ee Somaliland

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xargeeye oo u warramay BBC-da, wuxuu sheegay inay Wasaarad ahaan weli wadaan wacyigelintii. “Xaaladdii u dambaysay...

Guddiga Doorashooyinka oo Digniin U Diray Ururrada Samafalka Ee Caalamiga Ah iyo Kuwa Maxalliga Ah

     Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka iyo Horumarinta ee Maxaliga ah kuwa Caalamiga...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read