Â
Natiijadda hor dhaca ah xildhibaanadda guulaystay ee golaha Wakiiladda ee gobolka Awdal ayaa lagu dhawaaqay.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci, ayaana...
   Â
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xadhiga ka jaray Biyo-xidheen ay xukuumadu ka hirgelisay degmadda Dhagax Madow ee gobolka Jarar.
Biy-xidheenkaasi oo dhererkiisu dhan...
   Â
Wasaaradda beeraha Somaliland iyo haayadda Phara foundation ayaa qalab kala duwan gaadhsiisay beeralayda deegaamo ka tirsan gobolka Gabiley.
Qalabkaasi oo isugu jiray Qarbadadda Berkadaha, qaabka...
Home  Latest News
Latest News
Xildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil
   Â
Komishanka doorashooyinka gobolka Saaxil ayaa galabta ku dhawaaqay natiijadda hor dhaca ah ee xildhibaanadda golaha Wakiiladda guulaystay...
   Â
Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.
Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood...
   Â
Hoggaamiyaha xisbiga bah-wadaagta isbadal-doonka ee dalka Tanzania Zitto Mwami Ruyagwa Kabwe, oo ka mid ahaa Goob-joogeyaashii ka qayb-galay doorashadii Somaliland ka dhacday dhawaan, ayaa...
   Â
Waxaa hadba marba marka ka danbeysa soo baxaya natiijooyinka doorashada goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo ay xisbiyadu si weyn isugu garbinayaan ku...
    Waxaa si nabad ku soo dhamaatay Codbixinta doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland ee saaka ay u dareereen shacabka Somaliland ee ka qabsoontay...
   Â
Somaliland ayaa beenisay warar ka soo baxay maamul goboleed Puntland oo sheegay in aanay codbixinta doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee Somaliland aanay ka...