Yearly Archives: 2021

Shirkii Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Xanuunka Covid19

     Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

“Rooble hadduu joogi lahaa Somaliland kuwii aynu gawaadhiga saarnay ayuu noqon lahaa”

     Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay raysal wasaaraha maamulka taagta daran ee Soomaaliya. Hadalkaasi oo la...

Maxkamadda Ceerigaabo Oo Xukunno Ku Riday Ragg Dhuxulaysato ah

     Maxkamada degmada Ceerigaabo ayaa maanta xukun ku riday  ragg lagu eedeeyay in ay caadaysteen jarista dhirta qoyan oo ay Dhuxul ka shidaan. Sidoo kale waxay...

Boorama: Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Kaydka Dhiigga

     Wasiirka Caafimadka Somaliland ayaa maanta Xadhiga ka jaray xarunta lagu kaydiyo Dhiigga iyo xarun lagu sifeeyo Kelyaha oo laga hirgeliyay cusbitaalka guud ee magaaladda...

Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaarradaha Dawladda

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay agaasimeyaasha guud ee wasaarraddaha dawladda iyo guddoomiyeyaasha haayaddaha dawladda qaarkood. Inkastoo aan isku shaandhayntaasi...

Bal Day Waa Maato Iyo Maxas Dumar Iyo Caruur ah, Dadka Loo Nisbaynayo Ee Loo Ciqaabayo Dilalkii Ka Dhacay Laascanood”Cali Guray. “

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee sida madaxa Banaan uga hadla Xaaladaha ka jira Somaliland iyo geeskaba...

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley!

Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye Ayaa maalinta bari ah Kulan  deg deg Ah Iskugu yeedhay xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Gabiley kaasi oo...

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka,

Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa iska fogeeyay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley kuwaasi...

Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Mudada la Qabanayo Araajida Musharixiinta,

Gudida qaban qaabada shirwaynaha xisbiga wadani ayaa shaaciyay in la qabanayo araajida xubnaha utartamaya xilalka gudoomiyaha, xoghayaha guud, gudoomiye kuxigeenka Sidoo kale gudida qaban qaabada...

LATEST NEWS Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galey Aas Qaranka Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuun Xasan Gadhweyne.

Madaxwwaynaha somailand muuse biixi cabdi iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ,siyaasiyiin iyo badi haldoorka somailand ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo xabaalaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read