Yearly Archives: 2021

DAAWO;-Falan-qaynta Qaabka Loo soo Dooranayo Mudanayaasha Golaha Guurtida

Dood habeenkii xalay lagu qabtay magaalada Hargaysa islamarkaana ay kaqayb galeen Aqoonyahan,siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa lagu falan Qeeyay qaabka looso dooranayo xildhibaanada golaha guurtida...

Muj Ibrahim Dhagayne Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Deg Degtay Go,aanka Dadka Shacabka Ay kaga Raaftay Magaalada Laascanood

Muj ibraahim xuseen dhagawayne oo kamid ah haldoorka halgamayaashii Snm ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay In xukuumada Somaliland dad maati oo kazoo jeeda...

Xuska 110 Guurrada Ka Soo Wareegtay Madax Banaanidda Taiwan Oo Hargaysa Lagu Qabtay

Home  Latest News Latest News Xuska 110 Guurrada Ka Soo Wareegtay Madax Banaanidda Taiwan Oo Hargaysa Lagu Qabtay By admin - October 8, 2021 0 57      Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno...

Waxaan ku shaqayn doonaa siyaasadda xukuumadda waxaanan u arkaa”…

     C/rashiid Caydiid Yaasiin, oo uu shalay madaxweynaha Somaliland u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa ka dareen celiyay xilkaasi. Waxaanu sheegay inuu...

Wasiir Toorno Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Ku Dhaqmaan Go’aamadda Guddiga Heer Qaran Ee Covid19

     Wasiirka waxbarashadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa bulshadda uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunka Coronavirus oo muddooyinkan danbe si xawli ah u...

“Waan ku hanbalyaynayaa Somaliland in ay ka qabsoomeen doorashooyin xor iyo xalaal ah waxaanay tusaale u tahay dimoqraadiyadda Afrika”

     Safiirka dawladda Taiwan u fadhiya caasimadda Somaliland ee Hargaysa Ambassador Allen C. Lou, ayaa Somaliland ku bogaadiyay in ay Afrika tusaale fiican ugu tahay...

Laascaanood: Tababar Loo Qabtay Shaqaalaha Xarumaha Caafimaadka Dawliga iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay

Home  Latest News Latest News      Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa tababar u soo xidhay kal-kaalieyaasha ka shaqeeya cusbitaalka dhimirka ee...

Golaha Guurtidda Faransiiska Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay U Qabsoomeen Doorashooyinkii Somaliland

Home  Latest News      Golaha Guurtidda ee dalka Faransiiska ayaa Somaliland ku bogaadiyay hanaankii iyo sidii quruxda badnayd ee ay uga qabsoomeen doorashooyinkii isku sidkanaa ee...

Dhismaha Xarunta Ciidamadda Birmadka Ee Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray

Weftiga ka socda xukuumadda Somaliland ee  ku sugan magaaladda Laascaanood ayaa maanta ka qayb galay munaasibad xadhiga lagaga jarayay  dhismaha xarunta ciidanka Birmadka ee...

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Soo Dhaweeyay Hawlgaladda Xukuumadda Ka Waddo Laascaanood

     Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, ayaa soo dhaweeyay tallaabadda ay xukuumadda Somaliland magaaladda Laascaanood kaga raafayso dadka ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya. Waxaanu sheegay in hawl...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read