Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee taageeridda haweenka...
Hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbiga si ballaadhan ugu soo dhaweeyay siyaasiyiin miisaan culus oo ku soo biiray xisbiga...
Sanad kasta 10-ka bisha October waxaa wadamo badan oo caaalamka ah laga xusaa maalinta Dhimirka adduunka, taasoo la isku xasuusiyo sidii loo daryeeli lahaa...
Dawladda federaalka Itoobiya ayaa shaacisay in ay jamhuuriyadda Somaliland ku caawinayso dhir gaadhaysa hal milyan oo geed oo noocyo kala duwan isugu jira.
Tallaabadaasi ayaa...
Shir weynaha guud ee guddida shuurada ee guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa.
Kaasoo ay ka soo qayb...
iga ucid ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil iyo xubno kale isagoo talaaboooyinka qalafsan ee ay xukuumadu...