Yearly Archives: 2021

BAAFIN: Koos Maxamed Cali

     Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii Koos fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo...

asiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Waramay Qorshaha Ictiraaf Raadinta Ee Uu Doonayo In Uu Ku Hago Siyaasada Arimaha Dibada

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta...

Tallaabadani Waa Ictiraaf Dahsoon, Waxa Ay Horseedi Doontaa Shaqo Abuur Dhan 53 Kun Oo Shaqo” Amb Bashe Awi

Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Kenya Baashe Cawil Cumar, ayaa ku tilmaamay aqoonsi dadban maal gashi ay dalal Somaliland ku jirto ay ku...

Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka

Home  Latest       Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee taageeridda haweenka...

“Madaxweynuhu wuxuu amray in sanadkan Dhaamam badan oo haayad ama caalamka aan laga codsanin in aynu hantideen na ku qodano”

caalamka      Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka laga hirgeliyo Dhaamam biyoodyo fara badan...

Xarunta Maaraynta Xogta Dhulka iyo Biyaha Oo La Dhagax Dhigay Hargaysa

     Xubno ka mid aha golaha wasiirradda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta maaraynta xogta dhulka iyo biyaha oo laga hirgelinayo xarunta wasaaradda deegaanka...

ildhibaan Indho Indho Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Reer laascanood Ku Dhaliilay Dadkii Laga Raafay Magaaladooda

Xildhibaan Indho Indho Oo katirsan golaha guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka sool ayaa si kulul uga jawaabay hadalo dhawaan kazoo yeedhay xildhibaan maxamed...

Maxaa Kasoo Baxay Gudidii Wasiir Cabdiwali Hogaaminayay Ee Xal Uhelida Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley!

Xogo Dheeraada Oo Laga Helayo Gudidii Xal U Helida Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley + Dalabka Ay Ugudbiyeen Garabka Xildhibaanada Mucaaridka! GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technoljiyada...

“Maalinta Khamiista culimadda la karaameeyo Qubuurahoodda ayaa la soo booqan jiray oo la dul fadhiisan jiray

     Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa sheegay in is bedel weyn uu ku yimid dhinaca barashadda cilmiga diinta islaamka...

Dawladaha Hoose Ee Boorama Saylac iyo Gabiley Oo Loo Qabtay Kulan Aqoon Is Waydaarsi ah

     Kulan aqoon korodhsi ay maanta magaaladda Gabiley uga furmay masuuliyiinta dawladaha hoose ee degmooyinka Boorama, Saylac iyo Gabiley. Kulankaasi waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read