Yearly Archives: 2021

Laascaanood: Weftiga Wasiirrada Oo Kulan La Yeeshay G.Deegaanka

     Weftiga uu hogaaminayo  wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay golaha deegaanka Degmada Laascaanood. Kulan ayaa daarnaa isbarasho, is xogg...

Somaliland: Dhakhtar U Fadhiistay Imtixaan Deeq Waxbarasho Oo Ay Itoobiya Bixinayso

      Waxaa saaka imtixaan deeq waxbarasho oo caafimaad oo ay dawladda Itoobiya ku caawisay Somaliland u fadhiistay lixdan dhakhtar oo reer Somaliland ah. Deeqdaasi waxbarasho ee...

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arrimaha Dhaqaalaha Dalka

 Golaha Guurtidda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay halka uu marayo xaalka arrimaha dhaqaalaha ee dalka. Waxaanay mudaneyaashu qodob qodob isku dul taageen meelaha...

D/Hoose Ee Saylac Oo Shaacisay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Fulinayaan

Home  Latest       : Dawladda hoose ee degmadda Saylac ayaa soo bandhigtay mashaariic horumarineed oo dhawr ah oo ay doonayaan in ay fuliyaan oo laga maalgelinayo mashruuca...

G/Deegaanka Laascaanood Oo Soo Dhaweeyay Hawl galadda Magaaladda Laga Waddo

   Golaha deegaanka degmadda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa si buuxda u soo dhaweeyay hawl galadda ay xukuumadda Somaliland maalmahanba ka waddo magaaladaasi oo...

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Gabiley iyo Golihiisa Deegaanka

     Khilaaf xoogan oo banaanka u soo shaac baxay ayaa ka dhex qarxay badi xubnaha golaha deegaanka degmadda Gabiley iyo maayarka magaaladaasi oo ay ku...

“Ganacsatadu waa in ay u soo jeestaan wax soo saarka dalka

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa ka furmay shirka wada tashiga iyo diyaarinta qorshaha shanta sanno ee siyaasadda horumarinta ganacsatadda yar yar iyo kuwa dhexe ee...

Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Dadka Uga Raaftay Laascaanood

     Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay sababaha keenay inay dalka ka mastaafuriso boqollaal qof oo u dhashay degaanka Koonfur-galbeed ee...

Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal ku tagay Gobolka Gbiley gaar ahaan...

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray!

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo xildhibaano katirsan golaha ayaa  ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray taasi...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read