Â
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown...
   Â
War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay...
   Â
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Saylac ayaa waxaa ay sheegayaan in Xukuumadda Somaliland ay halkaasi ku xidhay Markab Kalluumaysi oo si sharci daro ah...
   Â
Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u naxariistii Shugri Xariir Ismaaciil...
   Â
Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya.
Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare...
   Â
Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland.
Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay qaar ka...
   Â
 Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha dhaamiya ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagyada dhinaca beeraha.
Wasiirku waxaa...
   Â
Hargeisa Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gabiley ayaa waxaa uu shaaciyay in uu u sharaxanyahay doorashada golaha...