HShugri Xariir Ismaaciil, Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland, islamarkaana Hargeysa ku geeriyootay shalay ayaa muddo ku soo jirtay siyaasadda iyo warbaahinta.
Shukri...
—Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxeexo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo...
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland sheegtay in ay joojisay diiwaangelinta ciyaartooyga leh magacyadda shisheeye.
Balse ciyaartooyga loo ogol yahay in loo diiwaangeliyo magaciisa dhabta ama...
Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Amb. Stephen M. Schwartz ee ku...