Yearly Archives: 2021

Xidhidhka Ciyaaraha Fudud oo Shaaciyey Tartan Orodada Ah iyo Shuruudaha Orodyahanada Laga Rabo

     Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland ayaa shaaciyay inay dhawaan qaban doonaan tartanka dhanka ororka ah, kaas oo ay ka qayb-gali doonaan orodyahanada caasimada Hargeysa. Gudoomiyaha...

Wasiir Koore iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Xaysimo

Home  Latest News Latest News      Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maalmihii ugu dambeyey...

Dowladda Ingiriisku Maxay Ka Tidhi Saldhiga Milateri Ee La Sheegay In Ay Ka Samaysanayso Somaliland?

     Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb. Ben Fender ayaa ka hadley mowqifkooda gooni isku taaga Somaliland, arrimaha doorashooyinka ee Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadalada...

Guddoomiyaha Maxkamdda Sare oo Dhaariyey Xildhibaan Ku Soo Biiray Golaha Wakiillada

     Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta, dhaariyay Axmed Cali Warsame, oo ka mid noqon doona...

Xukuumadda oo Taawaradda Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ka Saaraysa Hargeysa

     Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Cabdiweli Cabdilaahi Suufi, ayaa shaaca ka qaaday in Taawaradda shirkaddaha isgaadhsiinta laga saarayo gudaha magaalada Hargeysa. Waxaa kale oo uu...

Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Cambaareysay Xadhigga Afar Weriye oo Lagu Xidhay Boorama

     Xarunta Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa War-saxaafadeed ay Arbacada maanta soo saartay ku sheegtay inay inay ka xun tahay...

Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya oo Walaac Ka Muujiyey Xaalada Ciidamadii Tobabarka Loogu Qaaday Eritrea

      Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada ciidamadii tobabarka loogu qaaday Ereteeriya, xili ay maalmihii u dambeeyay waalidiinta dhalinyaradaas ay muujinayeen...

Wasaaradda Waxbarashada oo Go’aamo Ka Soo Saartay Ardaydii Wax ka Baranaysay Magaalada Maqale Ee Gobolka Tigrey

     Wasaaradda warxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa go’aamo ka soo saartay Ardaydii waxbarashadu uga socotay gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya, kuwaas oo qaarkood iyaga oo...

Minister of Telecommunication and Technology Asked Sierra Leone For ICT Help and Permission to Use it’s .Sl top Level Domain

     HARGEISA — On January 21, 2020, the Minister of Telecommunication and Technology, Dr. Abdiweli Soufi Jibril sent a Letter of Intent to the Sierra...

LATEST NEWS Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadashay Ardaydii Reer Somaliland Ee Laga Soo Daad Gureeyay Dagaalada Itoobiya Oo Qaarkood Dib Ugu Noqdeen Gobolka...

  Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda somaliland  Axmed Abokor ayaa war-saxaafadeed soo saaray  ardaydii reer Somaliland ee laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda gobolka tigreey...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read