Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Banaysay Waddooyin Xidhnaa
Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa maanta magaaladaasi ka bilawday hawl gal ay ku banaynayeen Waddooyin xidhmay oo ku yaalla magaaladaasi.
Waxaana hgalkaasi lagu banaynayay Waddooyinka xidhmay ee maga...
Wednesday, July 7, 2021
Ololaha Dhiig Shubida oo Ka Bilaabmay Isbitaalka Gabiley
Waxaa maanta cubsitaalka guud ee magaaladda Gabiley laga bilaabay olole ay masuuliyiinta iyo dadweynuhuba magaaladaasi ku shubayaan Dhiigga, si loogu kaydiyo qaybta ee cusbitaalka.
Ololahaasi waxaa bilaabay oo ...
Wednesday, July 7, 2021
Degmadda Xiis Ee Gobolka Sanaag oo Kulayl Dartii Looga Qaxay
Degmadda Xiis oo dhaca galbeedka gobolka Sanaag, ayaa sanad walba waxaa ka xagaa-baxa dadka halkaa ku nool, cimillada deegaanka oo xilliyadaas aad u kulul awgeed.
Gebi ahaanba dadka ku nool deegaanka waxay sana...
Maayarka Hargaysa Oo Baaq U Diray Bulshadda Magaaladaasi
Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ugu baaqay bulshada magaaladaasi ku nool in ay ka soo qayb galaan olole nadaafadeed maalinta Khamiista ee todobaadkan.
Ololahaasi nadaafadeed ayuu maayarku sheegay...
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo Is-weydaarsaday Hadallo Kulul
Amiir Abdulaziz bin Salman
Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta, ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo ku saabsan heshiis la xidhiidha wax soo saarka shidaalka ee dalalka ku bahoo...
Monday, July 5, 2021
Itoobiya oo Diyaarisay Ciidamo Difaaca Biyo Xidheenkeeda
Ciidamada Itoobiya, ayaa sheegay inay heegan buuxa uggu jiraan sidii ay ku difaaci lahaayeen wajiga labaad ee buuxinta biyo xidheenka aadka u weyn, ee wabiga nile-ka, sidaasi waxaa qortey warbaahin taageerta dow...