Agaasimihii Hore Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland oo Geeriyooday
Cabdi Axmed Nuur (Gurey)
Alle ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku geeriyooday Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Gurey).
Marxuum ...
Wiil Dhalinyaro Ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Ceerigaabo
Magaalada Ceerigaabo
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in Xalay magaaladaasi lagu dilay Wiil Dhalinyaro ahaa.
Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magaca...
Monday, March 22, 2021
Somaliland oo Wajaheysa Mowjaddii Labaad Ee Cudurka Covid-19
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.
Wasaaradda caafimaad...
Guddida Ka Hortagga Covid-19 oo Go’aamo Hor Leh Soo Saaray
Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland
Guddida ka hortaga heer Qaran ee Covid-19, ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay aqalka madaxtooyada, ayaa soo saaray go’aamo hor leh oo lagaga hortago faafitaanka ...