Â
Waxaa maanta xadhiga laga jaray mashruuca Tamarta Cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood.
Waa mashruuc faa’iido weyn u leh dadweynaha...
   Â
Maamulka gobolka Hawd ayaa maanta ka tirsan gobolkaasi ka fuliyay hawl-gal lagu baabiinayay dhul daaqsimeed ay dad gaar ahi si sharci darro ah u...
   Â
 Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa sheegay in tani iyo markii ay billowdeen dagaallada dhanka xadka ee u...
   Â
Muqdisho–Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.
Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Gudomiyaha...
   Â
Xildhibaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini), oo ka mid ah golaha Wakiiladda ahna musharax utaagan doorashada soo socota.
Xildhibaan Axmed Inni, ayay sidoo kale...
   Â
Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay dalka ku soo celinayo muwaadin Somaliland u dhashay oo dalka Jabuuti muddo ugu xidhnaa dembi la xidhiidha argagaxiso,...