Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Gabiley ayaa manta lagu qabtay xaflad lagu daah furayay Nidaamka Maareynta Maaliyadeed ee Dowlada hoose ee Degmada Gabiley.
Waxaana kazoo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur ayaa manta shir...
Telefishanka gaarka loo leeyahay ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay magaaladda Hargaysa ayaa raali-gelin ka bixiyay war uu todobaadkan baahiyay.
Warkaasi oo ku saabsanaa cabasho...
Komishanka Tamarta qaranka ee Somaliland ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha bixiya addeegyadda Korontadda ee dalka ka hawl-gala.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta komishanka Tamarta...
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay goboladda dalka ka fulisay olole bulshadda lagaga baadhayay si bilaash ah xanuunka Coronavirus oo ay weli...