Yearly Archives: 2021

DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.

Gudoomiyaha xisbiga cid eng faysal cali waraabe ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabileyoo uu kaga qaybgalay munaasibd lagu shaacinayay laba musharax oo deegaanka...

Daawo:”Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Saylici

madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu...

Daawo:Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay Inaanu Ka Da,a Furin Kaadirnimadiisii Kulmiye

Daawo:Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay Inaanu Ka Da,a Furin Kaadirnimadiisii Kulmiye

Thursday, February 25, 2021 “Gobolka Salel Waxaad Mooddaa In Jabuuti La Siinayo….”Xil. Axmed Barkhad Obsiiye.

Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Buugga war-bixin sannadeedkii 2020-ka ee ay soo saartay, qaybisayna Hay’adda xuquuqal...

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.

Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira  gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo...

DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa!

Suldaan Guud Ee beelaha somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wafti Dhaqan oo uu hogaamnayo ayaa magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley loogu...

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Xidhiidhka Taiwan La Samaysatay Somaliland Uu Muujinayo Sida Caalamku U Danaynayo Gobolka Geeska Afrika!

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in Somaliland Iyo Taiwan si isku mid ah u raadinayaan Aqoonsi Caalami ah Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska...

Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan

    Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood. C/casiis Xuseen Taarwale, waxa uu sheegay...

Caynaba: Qoysaska Barokaceyaal ah Oo Caawimo La Gaadhsiiyay

     Qoysas barokaceyaal ah oo degan Kaam ku yaalla magaaladda Cynaba oo todobaadkii hore ay guryahoodii ka gubteen ayaa loo qaybiyay raashin iyo maacuunka ama...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo La Wareegay Dhir Kor Loogu Qaadi Doono Bilicda Wasaaradaas

     Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa dhir kala wareegay urur ka mida kuwa haweenka ee dalka ka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read