Yearly Archives: 2021

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Xilliga Ay Kaadh-qaadashadu Ka Bilaabmayso Maroodi-jeex, Togdheer iyo Awdal

     Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), oo Maanta Warbaahinta la hadlay, ayaa Sheegay in 31 bishan March ay gobollada Maroodi-jeex, Awdal...

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dowladda

     Xildhibaanada aqalka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku ansixiyay xeerka shaqaalaha dawladda ee xeer lanbar 97/2021, kaasi oo waxka bedel iyo...

Hay’adda Al-raxma Al-khayriya oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Deegaanka Fara-weyne

     Hay’adda khayriga ah ee Jimciyatul Al-raxma Al-khayriya ayaa waxaa ay deeq biyo dhaamis ah gaadhsiiyay deegaano ka mid ah degmada Fara-weyne. Sheekh Cabdala Maxmed...

Xog ku saaabsan Muranka Bad  ee u  dhaexeeya Turkey iyo Greece oo uu Inoo Sharaxayo Qoraa Xuseen Barkhad oo degan dalka   Belgium

  Xog ku saaabsan Muranka Bad  ee u  dhaexeeya Turkey iyo Greece oo uu Inoo Sharaxayo Qoraa Xuseen Barkhad oo degan dalka   Belgium https://youtu.be/rtY08SMHIyM

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Gabdho Kamid Ah Ciidamadda Booliska oo Saraakiil U Dallacay

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay Gabdho Dhallinyaro ah oo katirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo u dallacay derejada sarkaalnimo. Kulanka uu madaxweynuhu ku qaabilay...

Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Gadood Sameeyay, Jidgooyana Dhigtay

     Ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa jidgooyooyin cusub dhigtay wadada isku xidha magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garoowe. Ciidamadan ayaana sidoo...

Baanka Dhexe oo Dib U Fasaxay Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo Baanku Hore U Hakiyay

     Baanka dhexe ee Somaliland ayaa maanta shaaciyay in dib loo fasaxay isticimaalka Lacagta 50-ka dollar ee Maraykanka. Baanka dhexe ayaa ayaa hore u hakiyay isticimaalka...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Gobolka Sool

     Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacy’gelinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degaannada Gumays, Yeyle iyo...

Somalia: Xidhibaanadii Laga Mamnuucay Fadhiyada Barlamaanka oo War Soo Saaray

     Xildhibaanadii laga joojiyay ka qeybgalka fadhiyada barlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka uu soo saray guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Xidlhibaannada oo...

Taiwan oo Agabka Covid-19 Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka

     Safiirka dowladda Taiwan u fadhiya Somaliland ayaa maanta Wasaaradda horumarinta Caafimaadka ku wareejiyay agab caafimaad oo u gaar ah Covid-19. Qalabka ay dawladda Taiwan ku...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read