Yearly Archives: 2021

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Shaaciyay Inuu Ka Bogsaday Covid-19

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna Guddoomiyaha Guddiga la dagaalanka Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay inuu ka bogsaday Xanuunkaasi oo laga helay...

Shirka Dhalinyarada Soomaalida Ee Tiknooloojiyadda oo Ka Furmay Jigjiga

     Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka furmay shir lagaga hadlayay horumarka casriga technology-ga, fursadaha ka bannaan, hal-abuurka iyo qaabka ay dhalinyardu uga faaiideysan karaan. Shirkani ayaa...

Yusuf Cabdi Gaboobe: Danjiraha Imaaraadka Ee Somaliland Wuxuu Albaabka U Furayaa Dalal Kale

     Falanqeeye Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Warsidaha Al-Monitor u sheegay in magacaabida Safiirka Imaaradka ee Somaliland, Danjire Abdullah Muhammad al-Naqbi ay albaab u furayso in...

Xukuumadda oo Fasaxday Dugsiyada Waxbarashada

 Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday inay fasaxday dhamaan dugsiyadii waxbarashada sababo la xidhiidha xannuunka COVID-19. Waxaana sidaasi sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada...

Xisbiga WADDANI oo Murrashaxooda Madaxweynaha Dib Ugu Doortay Cirro

     Shirweynaha Saddexaad ee Golaha Dhexe ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta ka furmay Magaalada Hargeysa, waxana shirkaas dib loogu doortay Cabdiraxmaan Maxamed...

Cumar Cabdirashiid oo Ka Digay Heshiis Milatari oo Ay Soomaaliya La Galayso Itoobiya iyo Eritrea

Home  Latest News      Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si weyn uga digay heshiis milatari oo dhawaan ay wada gaadhi doonaan Soomaaliya, Eriterea iyo Ethiopia. Cumar Cabdirashiid...

Qoraa Caalami Ah oo Ka Waramay Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland iyo Sida Beesha Caalamku Awoodda U Saartay Soo Noolaynta Soomaaliyada Fashilantay

Home       Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u saartay soo...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay In La Beddelayo Hab-dhaqanka Ciidanka

     Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland, Jeneral Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in la badalayo hab dhaqanka ciidamada ee bulshada. Sidoo kale, waxaa uu balan qaaday...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Adeegyo Cusbitaalka Hargeysa Lagu Kordhiyey

     Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Wasiirka Horumarinta Caafimaadka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read