Yearly Archives: 2021

Wasaaradda Biyaha Oo Sool U Dirtay Riigg Ceelal Ka Qodi Doona Gobolkaasi

     Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa aamnta laba baabuur oo Wiishashka ceelasha qoda ah iyo gaadiid kale ku wareejisay isku-duwaha wasaaradda caafimaadka...

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo Lagu Kala Dareeray iyo Buuq Hadheeyay

     Waxaa buuq iyo is qabqabsi ku soo idlaaday kulan ay maanta u balansanaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaa soo lagu wadday in uu...

Hormuudkii Kuliyadda Caafimadka Ee Jamaacada Hargeysa oo Geeriyooday

     Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku geeriyoodey Hormuudkii Kuliyadda Caafimadka ee Jamaacada Hargeysa Prof Dr. Diiriye Ismaaciil Ereg. Prof Dr. Diiriye...

Musharraxa La Tartamaya Ismaaciil Cumar Geelle oo Bilaabay Ololahiisa Doorashada

     Dalka Jabuuti waxaa maalintii labaad galay ololaha doorashada madaxtinimada ee lagu wado inay dalkaasi ka dhacdo 9-ka bisha Abril. Madaxweynaha haatan xilka haya, Ismaaciil Cumar...

Faratoon oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Gudaha iyo Dibedda Somaliland

     Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, oo xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland iska casilay, ahna Musharax u tartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa...

Talaalka Covid-19 Oo Laga bilaabay Laascaanood

     Waxaa maanta rasmi ah looga daah-furay magaaladda Laascaanood tallaalka xanuunka Coronavirus. Talaalka oo ay daah-furtay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa lagu bilaabay masuuliyiinta dawladda ee gobolka...

Faysal Cali Waraabe: Somaliland Uga Baqi Maayo Cadow Shisheeye Ee Waxan Uga Baqayaa Maamul Xumo

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeya maamul-xumo. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu...

Dawlada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Nashqada Waddo Tareen Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Hirgalinayo.

Dawlada itoobiya ayaa markii uhoraysa soo bandhigtay qorshaha wado tareen oo isku xidhay Somaliland iyo itoobiya taasi oo lagaga dooday shir ka dhacay magaalada...

Madaxweyne Geele Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Oo Booqasho Ku Tegay Dalka Jabuuti

-Madaxweynaha Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya  Feysal bin Farxaan bin Cabdullaahi  oo booqasho ku...

DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Musharixiintii Ugu Badnaa Kusoo Bandhigay Magaalada Gabiley Iyo Weedhihii Gudoomiye Faysal.

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad xisbigu kusoo bandhigay musharixiontii ugu badnaa ee ka sharaxan golaha deegaanka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read