Yearly Archives: 2021

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Sheegay In Dalka Keenayso Gaadiidka Gurmadka Xoolaha.

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iy kaluumaysiga somaliand ayaa qalab uqaybiyay  gobolada dalka kaasi oo ah talaagado, isaga oo sidoo kale sheegay in ay keenayaan...

Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. “

“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan lagu dilay magaalada laascanood...

Madaxwaynaha Jsl Oo Taliyaha Ciidanka Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Hooyadii.

TACSI MADAXWEYNE: 13/09/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa faah faahin Ka bixiyay xayawaanka...

LATEST NEWS Madaxwaynaha DDSI Oo Munaasibad Casho Ah Qarsiga Madaxtooyada Ugu Sameeyay Waftigii Culimada Ahaa Ee Uu Hogaaminayay Sh. Cabdirashiid Cali Suufi.

Madawaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa caawa qasriga madaxtooyada ee magaalada jig jiga casho sharaf ugu sameeyay wafti culimada awdiin...

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya DDawlada Itoobiya Iyo Xoogaga TPLF.

  Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 TOG WAJAALE(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya oo kaashanaysa jabhada Axmaarada...

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Dhegooleyaasha Somaliland Oo Kenya Kaga Qayb Gelaya Tartan Caalamiya

     Kooxda ciyaaraha Kubbadda cagta Somaliland ee Maqalka naafadda ka ah ayaa maanta u kicitimay dalka Kenya oo ay kaga qayb geli doonaan tartanka kooxaha...

Maamulka iyo Bulshadda Xariirad Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed

Home       Maamulka degmadda Xariirad ee gobolka Selel iyo bulshadda magaaladaasi oo iskaashanaya ayaa maanta fuliyay olole nadaafadeed qashinka lagaga ururinayay magaaladda. Kaasoo kor loogu qaadayo fayo-dhawrka...

C/raxmaan Cirro: “Waxaan Shaacinayaa Inaan U Tartamayo Guddoomiyaha Waddani”…

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay inuu mar kale u tartamayo guddoomiyenimadda xisbigaasi. Waxaanu sheegay inuu ka dhex tartami doono shirweynaha xisbigaasi oo...

Barnaamij Laga Diyaariyay Horumarka Ka Tisqaaday Gobolka Sool

     Sanadihii u danbeeyay guud ahaanba gobolka Sool gaar ahaana magaalo madaxdiisa Laascaanood waxaa ka hirgalay horumar aad y balaadhan. Horumarkaasi oo ah mid aad u...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read