Yearly Archives: 2021

“Waa in aan dagaalka laban laabnaa joojinta ka ganacsiga Harimacadka”

     Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta soo gebagabaysay tababar muddo shan maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa. Tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda deegaanka...

Siyaasi Bookh Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Weriye Gabiley Lagu Xidhay

Home       Soyaasi Maxamed C/laahi Bookh, ayaa canbaareeyay xadhiga weriye Maxamed Cabdi Cumar, oo maanta lagu xidhay magaaladda Gabiley. Kadib markii uu weriyahaasi shalay warbixin ka soo...

Xildhibaano G.Wakiiladda U Gudbiyay Mooshin Ka Dhan ah Haayadda Caymiska Qaranka

Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa golahaasi u soo gudbiyay mooshin la xidhiidha hab-raaca xil gudashadda haayadda Caymiska iyo fulinta go’aamadda maxkamadda sare. Mooshinkaasi...

Ardayda Sanadkan Ka Qalin Jebinaya Jaamacadda ADMAS Oo Difaacday Buuggaagtoodda

     Ardayda ka qalin jebinaya kuliyadaha kala duwan ee culuumta ay bixiso jaamacadda ADMAS faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa difaacday buugga ay ardaydu qoraan marka ay...

Badhasaabka Togdheer Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Heer Gobol

     Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed C/laahi Ibraahim (Nafaqo), ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka Covid-19 ka dhegaystay masuuliyiinta caafimaadka heer gobolka. Kulankaasi oo ka qabsoomay...

Badhasaabka Togdheer Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Heer Gobol

     Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed C/laahi Ibraahim (Nafaqo), ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka Covid-19 ka dhegaystay masuuliyiinta caafimaadka heer gobolka. Kulankaasi oo ka qabsoomay...

Maayarka Buuhoodle Oo Kormeeray Deegaamo Kala Duwan

     Maayarka degmadda Buuhoodle  iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku soo maray deegaamadda Dhalaamo-cune, Banyaal, Dogoble, iyo Bali Cad, oo ka tirsan...

Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay Ceel Biyood

Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay      : Waxaa maanta deegaanka Camuud ee barriga magaaladda Boorama laga dhagax dhigay ceel biyood uu madaxweynaha Somaliland...

“Mooshinkii goluhu ansixiyay ee go’aamadii haayadda Caymisku waxay ahayd sharci darro”…

     Xildhibaan Mustafe Maxamed, oo ka mida golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixintii ay shalay golaha Wakiiladu ku meel mariyeen go’aankii maxkamadda...

Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo

Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo   Asc, salaan ka dib si aan doodayda qiil ugu helo horta qoraagu waa kuma. Anigu...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read