Yearly Archives: 2021

Badhasaabka Sool Oo Shir La Yeeshay Isku-duweyaasha Wasaarradaha Ee Gobolkaasi

     Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa shir la yeeshay dhamaanba isku-duweyaasha wasaarradaha iyo haayadaha dawladda ee  ka hawl galla gobolkaasi. Shirkaasi oo ka qabsoomay...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Wacyigelinta Xanuunadda Gaadhsiinaysa Deegaamadda Miyiga

     Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan looga gol leeyahay sidii wacyigelinta caafimaadka loo gaadhsiin lahaa bulshadda. Kulankaasi oo...

Maayarka Buuhoodle Oo Bulshadda Deegaanka Dogoble U Balan Qaaday Dhismaha Dugsi Waxbarasho iyo Xarun Caafimaad

     Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, iyo wefti ay hogaaminayso oo maalmahanba safar shaqo ku maraysay deegaamo ka tirsan gobolkaasi ayaa maanta gaadhay deegaanka...

Jaaliyadda Somaliland Ee Turkiga oo Casuuntay Weftigii Ka Qayb galay Shirkii Ganacsiga

     IJaaliyadda reer Somaliland ee degan wadanka Turkiga ayaa casho sharaf u samaysay wefti ka socday dawladda Somaliland oo dalkaasi ku sugan. Weftigaasi ayaana dhawaan magaaladda...

Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand

     Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii uu wax uu uga qaban...

Kulan Ku Saabsan Mashruuca JPLG Oo Burco Lagu Qabtay

     Kulan lagaga arrinsanayay mashaariicda horumarinta gaar ahaana caafimaadka iyo waxbarashadda ee mashruuca loo yaqaano JPLG ayaa maanta ka qabsoomay magaaladda Burco. Kulankaasi oo ka qabsoomay...

Shan Ceel Biyood oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq

     Shan ceel biyood oo cusub ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex. Waxaana ceelashaasi soo bixiyay dad muxsiniin...

Hargaysa: Kulan Lagaga Hadlayay Ka Ganacsiga Harimacadka Oo La Soo Gebagabeeyay

Home  Latest News      Munaasibad lagu soo xidhayay kulan lagaga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka ayaa xalay lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi muddo saddex maalmood...

Ururka SOLJA iyo Jaamacadda Unity Ee Kenya Oo Heshiis Wada Gaadhay

     Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo jaamacadda the Unity ee dalka Kenya ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaaladda Hargaysa. Waxaana muddo laba todobaad ah...

Munaasibad Ku Saabsan Xanuunka Festula Oo Boorama Lagu Qabtay

Home  Latest News Latest       Kulan la xidhiidha xanuunka Festula ee haweenka ku dhaca ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama. Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay badhasaabka gobolka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read