Â
Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa’iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa.
Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay waxaa soo...
   Â
Kulan lagu dersayo qorshe lagu horumarinayo hawlaha ciidamadda booliska Somaliland ee sanadkan cusub ee 2021-ka ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi ayay u jeedadiisu...
   Â
Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay hogaanka cusub ee ururka SOLJA ee dhawaan la doortay.
Waxaana munaasibadaasi ka...
   Â
Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa shaqo abuur u samaysay 25 qoys, taasoo qayb ka ah mashruuca shaqo abuurka qaranka Somaliland.
Munaasibad mashruucaasi...
   Â
IIsuduwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Khaliif Faarax, ayaa manta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Samo-kaab ee...
Dawlada Itoobiya ayaa soo bandhigtay magacyada saraakiil sar sare oo ay dileen TPLF Ee tigray iyo kuwo isa soo dhiibay xili ay walidagaaladii dawlada...
Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kow iyo Sideetan (81) dacwadood ka soo garnaqday Muddo 15 cisho ah, oo ay u Guurtay gobolada bariga...