Yearly Archives: 2021

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Madaxweynaha U Gudbinaya Xilliga Ay U Muddeeyeen Qabashada Doorashooyinka Wakiillada & Deegaannada

     Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maadaxweyne Muuse Biixi u gudbinaya Qoraal ay ku caddahay xilliga ay u qorsheeyeen inay qabtaan doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo...

Wasaarada Waxbarashada oo Sheegtay In Loo Baahan Yahay In Muwaadiniintu Helaan Xirfad Ay Ku Shaqeystaan

Home  Latest News      Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, mudane Axmed Abokor Maxamed ayaa sheegay in loo baahan yahay in muwaadiniintu helaan xirfad...

Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka oo War Ka Soo Saaray

Home  Latest News Latest News Taliye Ka Tirsan Ciidanka      Taliska ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa war ka soo saaray wararka sheegay in Taliye ku xigeenkii ciidanka Dabdamisku uu...

Warbixin: Wax Ka Ogow Mid Kamid Ah Goobaha Loogu Booqashada Badan Yahay Somaliland

     Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu caan ku yahay goobo badan oo dalxiiska ku wacan, kuwaas oo ay suuragelisay nabadgeliyaddu. Haddaba waxa jira degaano ku kala duwan...

Somaliland Passes Law Paving Way For Launch Of Free Trade Zone

     Somaliland lower house has approved the Free Trade Zone law giving clearance for the launch of the Berbera Free Trading zone in the country. The...

Itoobiya oo Dishay Saraakiil Ka Tirsanaa TPLF

     Ciidamada milatariga dowladda Itoobiya ayaa howlgal ay fuliyeen ku dilay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsanaa dhaqdhaqaaqa xoreynta Tigray ee magaciisa loo soo gaabiyo...

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Jartay Kharashka Diiwaangelinta Liisamada Ganacsiga 50%

     Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa waxaa ay jartay kharashka Diwaangelinta Liisamada. Sida lagu sheegay awaamiir ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha, iyo Dalxiiska...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadley Geerida Wariye Axmed Cabdinuur

     Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa waxaa uu ka hadley Geerida Wariye Axmed Cabdinuur...

Mujaahid Cabdi Ismaaciil oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar

Home  Latest       Mujaahid Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee taliskii Siyaad Bare dilka ku xukumay, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay...

Diwaangelinta Kaadhka Codbixinta Doorashooyinka oo Ka Bilaabantay Gobolka Sanaag

     Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag uga daahfuray diwaangelinta kaadhka cobixiyeyaasha doorashooyinka ee ka dalka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read