Shirkada somcable iyo so gasho ayaa abaalmarin gudoonsiiyay shaqalihii ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaaday ee 2020.
Munaasibada ay shirkdaha so somcable ku baalmarinayeen shaqaalaha ayaa waxaa...
   Â
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sida ay diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga socoto degmo doorashooyinka goboladda Sool iyo Sanaag.
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa...
   Â
Wasiirka wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda  Somaliland Dr. Cumar Cali C/laahi,   ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal weyn oo dhisay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Burco.
Cusbitaalkaasi...
   Â
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore.
Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta...
   Â
Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Hawlgal ay fuliyeen milatariga...
   Â
Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan shirkadaha bixiya adeega isgaadhsiinta.
Waxaana la faray shirkadaha isgaadhsiinta in ay muddo 30...
   Â
Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Hawlgal ay fuliyeen milatariga...
   Â
Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo illaa xalay...