Yearly Archives: 2021

“Diiwaangelintu waxay ku fulaysaa isku tashiga dhaqaalaha Somaliland oo aanay”

     Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sida ay diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga socoto degmo doorashooyinka goboladda Sool iyo Sanaag. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa...

Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Imaaraadku Ka Dhistay Burco

     Wasiirka wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda  Somaliland Dr. Cumar Cali C/laahi,   ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal weyn oo dhisay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Burco. Cusbitaalkaasi...

Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay

     Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore. Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta...

Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta

Home  Latest News Latest News Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta By admin - January 13, 2021 0 28      .. Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan...

Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xilka Ka Qaadin.

Wasiirkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada marwo hinda jaamac xirsi ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyay oo lagu sheegay...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq Iyo Ujeedada Safarkiisa

Wefti uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa kor meeray qaar ka mida degmooyinka iyo goobaha ay...

DAAWO;- Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Ay Udoorteen In Uu Ku Matalo Golaha Wakiilada G, Maroodi Jeex.

Madax-dhaqameedka, Cuqaasha, Waxgaradka iyo xubno oo kamid ah beesha reer xaad cali Yoonis Jibriil Oo Kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa  shir jaraa,id...

DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha

Xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala Sdoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa...

DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021

: Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo...

Madaxweyneku-xigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read