Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa ka hadlay Khilaafka ka taagan doorashooynka Somaliya iyo shirka madaxda dawlada fadaraalka  somaliya iyo Maamul goboleedyada uga...
   Â
War kooban oo ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay sida uu ku socdo shirka Dhuusamareeb, waxaana fariin loogu diray madaxda halkaas...
   Â
Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland.
Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga...
   Â
Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay ayaa xal ka gaadhay khilaaf soo jiitamayay oo mudo ka dhex cakirnaa.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo kulan la...
   Â
Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland.
Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga...
   Â
Kadib muddo shan sanadood ah oo uu xidhnaa seerraha banka Arroori ee gobolka Togdheer maanta ayaa dib loogu faasaxay xoolo dhaqatadda in ay xoolahoodda...
   Â
Bulshadda ku nool magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Togdheer ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland in ay soo gaadhsiiso isticmaalka lacagta shillinka Somaliland.
Laascaanood ayaa ah...