Yearly Archives: 2021

Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Yaxye Arraarse Oo Lagu Qabtay Gabiley

     Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay murashaxnimadda Yaxye C/laahi Aamin, oo u tartamaya golaha Wakiiladda ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gabiley. Murashax Yaxye...

Mareykanka oo Joojiyay Taageerradii Uu Siin Jiray Yemen

     Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Mareykanku uu joojinayo taageeradii uu u fidinayay dagaalka uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen, laakiin wuxuu intaa ku...

aramada Midoobay oo War Ka Soo Saartay Tallaabooyinka Laysugu Diyaarinayo Doorashooyinka Somaliland

     Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa war-saxaafadeed uu ka soo saaray Safar uu toddobaadkan dhammaaday...

Xannuunka Dengue oo Ka Dillaacay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

     Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qaybo ka mid ah gobolka Soomaalida...

Dil Caawa Ka Dhacay Buuhoodle iyo Xiisad Colaadeed oo Ka Taagan Magaalada

     Wararka ka imanaya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya nin ganacsatada magaalada ka mid ah lagu dilay halkaasi. Waxaana la sheegayaa in dilka Ganacsadaha ay ka dhalatay...

Xukuumadda oo Sheegtay In Ubadka Gidaarada U Hoyda Ay Ka Badan Yihiin Kumanaan

     Wasiirka wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshadda iyo qoyska Somaliland Mustafe Godane Cabdi Bile, ayaa sheegay in carruurta muwaadiniinta ah ee Darbiyada u hoydaa ay...

Safiirka Itoobiya U Fadhiya Suudaan Oo Ku Hanjabay In Itoobiya Ay Xoog Ciidan Kula Soo Noqon Doonto Dhul Xuduudka Ku Yaala Oo Ay Ciidamada...

Safiirka dawladda Itoobiya u fadhiya dalka Suudaan Yibeltal Aemro ayaa shalay ku hanjabay in Itoobiya ay xoog ciidan kula soo noqon doonto dhul...

Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Ku Heshiiyey Wada-hadallo Xal Loogu Raadinayo Khilaaf Ka dhex Aloosan

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu Shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Beesha Caalamka Oo Markale War Kasoo Saartay Khilaafka ka Taagan Doorashooyinka Somaliya Iyo Shirka Magaalada Dhuusomareeb Ka Socda.

Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay kulanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ee ka socda magaalada Dhuusomareeb. Beesha caalamka...

Shirkada Somtel Oo $2565 Dollar Ugu Deeqday Dhismaha Deyrka Xabaalaha Magaalada Gabiley.

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Ayaa Qaadhaan Gaadhaya $2565 Doler Ugu Deeqay Dhismaha Deyrka xabaalaha xaafada new gabiley ee magaalada gabiley kaasi oo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read