Â
Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xidheenka...
Home  LatestÂ
   Â
Qoraal ay soo saartay, Waaxda Arimaha Dibada ee Mareykanka, ayaa lagu bogaadiyay xukun ay maxkamada Hargeysa ku riday 4 kamid ah ganacsatada ka ganacsata...
    Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa kulan la yeelatay masuuliyiin ka socday haayadda Cheatah Conservation Fun.
Kulankaasi oo...
    Kal-fadhigii 47aad ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta si rasmiya u furmay, ka dib markii ay ka soo noqdeen fasaxii dastuuriga ahaa ee ay...
   Â
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban...
   Â
Burco (Hargeisa Press): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka qaybisay raashin kala duwan.
Raashinkaasi ayay...
   Â
Musharax Maxamuud Axmed Jaamac oo u sharaxan golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa iyo Raage Axmed Yuusuf oo isna u sharax golaha Wakiilada ayaa waxaa...
   Â
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii ay liiska argagixisada uga saari laheyd Dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen oo liiskaasi uu ku daray madaxweynihii hore...
   Â
Nimco Ibraahim oo ahayd gabadh xoolo la joogtay ayaa lagu dillay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.
Dilka gabadha xoolaha la joogtay ayaan ilaahada la’ogayn cida...