Â
Madaxweynaha Somaliland ayaa xeer madaxweyne ku dhaqan geliyay wakhtiga loo cayimay in ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka isku-sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.
Doorashooyinkaasi oo...
   Â
Dawladda Norway ayaa la sheegay in ay qayb ka noqonayso wadahadaladda u dhexeeya jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Ka mid noqoshadda Norway...
   Â
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in aanu qaddarin waajibaadka dastuurku siiyay Aqalka Sare.
Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo maanta...
   Â
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta daahfuray barnaamijka GACMAHAAGA BIYO KAGA DHARAG oo ku sabsan sidii biyaha roobka looga faa’iidaysan...
   Â
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furmay shirka madaxda dawlad Goboleedyda iyo dawladda Federaalka Soomaaliya.
Kaas oo lagaga hadlayo arrimo ay kamid yihiin...
   Â
Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa maanta kala saxeexday mashruuc ay iskaga kaashanayaan tayaynta horumarinta wax soo saarka beeraha.
Mashuuraca ayaa iskugu jira samaynta Beer tijaabo...
   Â
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb galay shir sanadeedka dib-u-eegista waxqabadka ee wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyaynta ee Somaliland.
Furitaanka shirkaasi oo maanta ka...
   Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu ka xunyahay dhibatada ay ku jiraan dadka Soomaaliya islamarkaana ay Somaliland cawin lahayd hadii ay...
   Â
Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay sanadihii u danbeeyay ay horumar balaadhan ka sameeyeen dhinaca tababarradda ciidamadda.
Iyadoo sanadkii...
   Â
Waxaan maanta shir la yeelanay
Gudida madasha Kobcinta Dhaqaalaha ee degmada Laascanood.
Shirkaasi oo ka qabsoomay xarunta dawladda hoose waxaa ka qayb galay
Maayarka Laascaanood C/casiis Xuseen...