HomeWararkaWasiirka Beeraha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca...

Wasiirka Beeraha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.

Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha somalilad oo ay weheliyaan wafti ka socday dalka Holland ayaa kormeer ku tagay mashruuca banta wajaale ee gobolka gabiley oo xukuumadu ka beertay dalagyo kala duwan.

Waftigan uu wasiirku horkacayo ee uu weheliyo safiir ka socday dalka Holland ayaa soo kormeer banka iyo goobaha loogu talo galay wax soo saarka beeraha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments