Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.
Sidaasina waxaa lagu shaaciyay munaasibad lagu shaacinayay adeegyadan cusub ee ay soo kordhisay Sagaljet oo lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

DAAWO: Warkaasi:

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *