|
Wararka
-
Wargeys Sheegay In Imaaraadku Somaliland Ka Taageero Tababbarrada iyo Horumarinta Tiknoolajiyadda Ciidammada
Somaliland iyo Imaaraadka
Wargeyska The Tennessee Tribune oo ka soo baxa dalka Maraykanka, ayaa war-bixin dheer ka qoray Doorka Dawladda Imaaraadka Carabta oo Saaxiib dhow la ah Somaliland ku leedahay Dalalka Koo...
Wednesday, April 21, 2021
-
Madaxweynihii Dalka Chad oo Lagu Dilay Dagaal
Idriss Deby Itno
Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayay in ka badan 30 sano, ayaa maanta u geeriyooday dhaawac soo gaadhay isaga oo ka qeyb qaadanaya dagaal ay dow...
Tuesday, April 20, 2021
-
“Cidii u hogaansami wayda nabadda tallaabo dawladeed ayaanu ka qaadaynaa
Badhasaabka gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamo xoogan ay geeyeen Ceelka Dhabar Dalool oo ka tirsan degmadda Xudun oo ay dhawaan ku dagaalameen maleeshiyo beeleed deegaankaasi ah.
C/qani Maxamuud Jiidhe, wax...
Tuesday, April 20, 2021
-
Somaliland: Qiimaha Maceeshadda Daruuriga ah Oo Cirka Isku Shareeray
Qiimaha maciishadda la quuto ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn kor ugu kacay, xili lagu guddo jirro bisha barakaysan ee Ramadaan.
Taasoo lagu sababeeyay in ay qiimaha kor u qaadeen badeecaha kala duwan ee ay d...
Tuesday, April 20, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashadda Xamaaliinta Berbera
Xubno isugu jiray madax dhaqameed iyo odayaal ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto cabasho ka soo yeedhay ganacsatadda loo yaqaano Geelleyaasha ee dekadda Berbera.
Kadib markii sida ay shee...
Tuesday, April 20, 2021
-
Qatar Oo Iska Difaacday Eedayn Uga Timid Safiirkii Hore Ee Maraynka Ee Soomaaliya
Dawladda Qadar ayaa iska difaacday eedo uga yimid safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz.
Qatar waxay beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya u soo mariso agaasimaha ...
Tuesday, April 20, 2021
-
Xukuumadda Somaliland oo Ka Digtay Roobab Mahiigano Ah oo Ku Soo Fool Leh Dalka
Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay digniin culus ka soo saartay khatarta Roobab waa weyn oo mahiigaano ah oo ku soo fool leh dalka.
Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaana sidoo kale bulshada uga...
Monday, April 19, 2021
-
Barnaamijka Afur-kalkaal Oo Raashin Loogu Qaybiyay 50 Qoys Oo Kamid Ah Qoysaska Danyarta Ah Ee Ku Nool Hargeysa + SAWIRRO
Home
Barnaamijka Afurkalaal Oo Ay Soo Agaasimeen Dhalinyaro Mutadawaciin Bisha Barakaysan ee Ramadaan Ayaa Raashin loogu Qeybiyay Qoysaska Danyarta ah Kaasi oo ay iska Kaashadeen Aqoonayahan, iskood isku A...
Monday, April 19, 2021
-
Faysal Cali Waraabe: Intii Kulmiye Talada Qabtay, Somaliland Horumarkii Laga Doonayay May Samayn
Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in tan iyo markii uu xisbiga Kulmiye talada qabtay, anay Somaliland samayn horumarkii laga filayay.
Faysal Cali...
Monday, April 19, 2021
-
Farmaajo oo Kinshasa Kula Kulmay Felix Tshisekedi
Farmaajo iyo Felix Tshisekedi
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhacay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, ayaa maanta la kulmay madaxweynah...
Monday, April 19, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|