|
Wararka
-
Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland
Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.
Tiro-koobkaasi oo ka kooban laba qaybood ayaa loo samayn doonaa dhamaanba ciidamad...
Saturday, April 24, 2021
-
Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Ciidamo Isku Faro Saaray Madaarka Magaalada Muqdisho.
Wasiirka arimaha somaliya ayaa ka hadlay dhaco fool xun maanta ka dhacday madaarka aadan cade oo ay isku faro saareen ciiidamo ka socday nisa iyo ciidanka laanta socdaal kaasi oo sobobay dhaawac iyo khasaare kale
HALKAN KA DAAWO...
Thursday, April 22, 2021
-
Xogta Dahsoon Wershadii Gantaalaha Dalka Israel Oo La Qarxiyey
Barnaamijka xogta dahsoon ayaa lagu soo bandhigay xogta warshadii gantaalaha ee dalka Israel oo la Qarxiyay
...
Thursday, April 22, 2021
-
Koox Hubeysan oo Qabsatay Deegaano Ka Mid Ah Ethiopia
Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, iyaga oo sida lagu warramay dilay dad shacab ah islamarkaana afduubtay shaqaale dowladeed, waxaa sidaas warbixin ...
Thursday, April 22, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirrada oo Laga Soo Saaray Qodobbo Ku Saabsan Doorashooyinka, Xanuunka Covid-19 iyo Amniga
Home Latest News
Latest News
Shirkii golaha wasiirrada Somaliland ee maanta ayaa lagu lafo-guray arrimaha amniga dalka, xanuunka Covid-19 iyo u diyaar garowga doorashooyinka golayaasha Wakiilada iyo...
Thursday, April 22, 2021
-
Dowladda Kenya oo Ka Hadashay Qunsulka Ay U Magacowday Somaliland
Home
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Ababu Mamwamba, ayaa kulan la yeeshay diblomaasiyiin uu ku jiro qunsulka cusub ee Kenya u soo dirayso Somaliland.
Sidaasna waxa lagu sheegay qor...
Thursday, April 22, 2021
-
Mareykanka oo Loogu Baaqay Inuu Xidhiidh La Samaysto Somaliland
Michael Rubin
Michael Rubin oo ah Diblumaasi Mareykan ah isla-markaana ka Tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale wax ka qoray sida Dowladaha reer galbeedka ee uu Mareykanka ka mid ya...
Wednesday, April 21, 2021
-
DEG DEG: Derek Chauvin oo Lagu Helay Danbi Ah Inuu Dilay Goerge Floyd
Derek Chauvin
Derek Chauvin oo ah askari hore uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis, kuna eedeeysnaa dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow ayaa Salaasadii maanta lagu helay dhammaan danbiyadi lagu soo...
Wednesday, April 21, 2021
-
Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Xudun oo Loogu Baaqay Nabad
Degmada Xudun
Guddiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland oo Baaq Nabadeed u diray ardaayada beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay degaanka Xudun ee gobolka Sool.
Xoghayaha guddida wanaagfarista So...
Wednesday, April 21, 2021
-
Somaliland Oo Ka Qayb Galaysa Shirka Dhalinyaradda Afrika Ee Kigali
Waxaa maanta si rasmiya uga furmay magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda shirka dhalinyaradda qaaradda Afrika.
Shirkaasi waxaa ka qayb galay masuuliyiin iyo dhalinyaro ka kala socota wadamadda qaaradda Af...
Wednesday, April 21, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|