-
Maayarka Caasimada Oo Gudoomiyayaal Cusub Umagacaabay Degmooyinka Hargaysa.
Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa maanta xilalkii ka qaaday gudoomiyayaashii degmooyinka hargaysa isagoo kuwa cusubna umagacaabay
Halkan kaga bogo magacaabista gudoomiyayaasha degmooyinka hargaysa;
...
Thursday, September 9, 2021
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale Oo Ciidamadu Waxka Beertaan.
Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa maanta kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley oo ciidamada madaxtooyada waxka beertaan.
Sidoo kale taliyaha ciidanka madaxtooyada ayaa ka hadlay dala...
Thursday, September 9, 2021
-
sbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda
Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaardka ah e WADDANI ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland ugana digay kala qaybinta bulshada iyo qorshihii hore loo arkay midhihiisa in aanu dib ugu noqon.
Waxaanu wax laga x...
Thursday, September 9, 2021
-
Wasaaradu waa wasaarad wada dareen miidhan ah
Home
Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in wasaaradiisu ay tahay mid aad u xasaasi ah oo mar kastaba uu dareen ka taagan yahay.
Taasoo uu ku tilmaamay in ay ugu wacan tahay hawsha ugu badan ee s...
Thursday, September 9, 2021
-
omaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Biyaha Oo Xilka La Wareegay
Home Latest News
Wasiirks cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland ayaa wasaaradaasi ku tilmaamay mid ka muhiimsan wasaarradaha kale.
Maadaama oo ay qaabilsan sidii ay dhamaanba bulshadda reer Somali...
Thursday, September 9, 2021
-
Hawl Gal Ka Dhan Ah Dhuxulaysiga Oo Laga Fuliyay Ceel-Afweyn
Masuuliyiinta wasaaradda deegaanka Somaliland ee degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta fuliyay hawl gallo lagula dagaalamayo Dhuxulaysiga.
Waxaanay hawl galkaasi ku baabiiyeen Godad lagu shidayay dh...
Thursday, September 9, 2021
-
Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Somaliland Oo La Shaaciyay
Home Latest News
Latest
Xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmi ahaan loogu dhawaaqi doono natiijadda imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo sid...
Thursday, September 9, 2021
-
Soomaaliya: Khilaafka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Cirka Isku Shareeray
Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo raysal wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay soo laba kacleeyay.
Waxaanay w...
Wednesday, September 8, 2021
-
Ciidamadda Somaliland Oo Qabatay Koox Ajaanib ah Oo Ku Hawlanaa Daabicista Lacaggo Foojeri ah
Ciidamadda laanta socdaalka iyo ilaaladda xuduudaha ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ajaanib ah oo la sheegay in ay ku hawlanaayeen daabicidda lacago Foojeri ah.
Iyadoona maanta lagu soo bandhigay...
Wednesday, September 8, 2021
-
“Dhalinyaradda waxbartay waa in ay noqdaan kuwo aan maskaxdoodda la caayi Karin
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ku booriyay dhalinyaradda mutacalimiinta ah ee reer Somaliland in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya horumarka dalka iyo wadda jirka ummadda.
Waxaa...
Wednesday, September 8, 2021
« Previous Page — Next Page »