|
Wararka
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wasiir Saajin Dafiray Cabashada Kasoo Yeedhay Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale
Gudida joogtada ee golaha guurtida Somaliland oo maantakulan la qaatay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Maxamuud saajin xasan ayaa sheegay in uu wasiirka usheegay in aanay jirin cid ka cabanaysa khudarta iyo gaadiilayd...
Monday, January 11, 2021
-
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo danyar AH.
Maamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa sanadkii labaad oo xidhiidha uhir-Galisay Maal galin ganacsi oo lagu kaabayo qoysaska danyarta ee hayntoodu yar tahay ee ku nool gobolkaasi. Kaasi oo ay hirgalinayso xafiiska diwanka...
Monday, January 11, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo laba dabaq ah oo loo bineeyey hay’adda dhawrista tayada Somaliland.
Dhismahan oo xarun u noqon doona hay’adda, aya...
Monday, January 11, 2021
-
DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka
asaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la yeelatay ganacsatada dalka kaasi oo ka qabsoomay rugta ganacsiga Somaliland oo ujeedadiisu ahayd sidii ganacsatadu u adeegsan lahayd adeega boosaha,
Waxaana muh...
Monday, January 11, 2021
-
Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in la qaban doono doorashada iyadoo wal...
Sunday, January 10, 2021
-
Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii Ka Qaaday Universal Tv
Universal Tv
Xukuumada Somaliland ayaa maanta xayiraadii ka qaaday telefishinka Universal oo kamid ah telefishinada madaxa bannaan, kadib muddo dhowr bilood ah oo lagaga mamnuucay inuu ka shaqeeyo gud...
Sunday, January 10, 2021
-
Musharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah oo Ka Dhisan Hargeysa
Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta agab kubadeed ugu deeqay kooxda Elman oo ka mid ah kooxahaa kubada Cagta ee heerka labaad oo ka dhis...
Sunday, January 10, 2021
-
Faysal Cali Waraabe: Hogaan Xumada Dalka Ka Jirtaa Waxay Horseeday In Soomaaliya Sheegato Somaliland
Home Latest News
Latest News
Faysal
Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay Somaliland hayso hoggaan xumo.
Faysal Cali Waraabe o...
Sunday, January 10, 2021
-
DEG DEG: Madaxweyne Biixi oo Xilka Qaadis, Isku Bedel iyo Magacaabid Ku Sameeyey Xukuumadiisa
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xuku...
Sunday, January 10, 2021
-
Taiwan oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah
Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipei.
Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa waxaa uu kulan la qaatay D...
Saturday, January 9, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|