|
Wararka
-
DAAWO;- Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Ay Udoorteen In Uu Ku Matalo Golaha Wakiilada G, Maroodi Jeex.
Madax-dhaqameedka, Cuqaasha, Waxgaradka iyo xubno oo kamid ah beesha reer xaad cali Yoonis Jibriil Oo Kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa shir jaraa,id oo ay magaalada gabiley ku qabteen ku shaaciyay musharaxa ay usoo xu...
Tuesday, January 12, 2021
-
DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha
Xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala
Sdoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa ku baaqay in wax laga badalo xeerkan oo a...
Tuesday, January 12, 2021
-
DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021
:
Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee...
Tuesday, January 12, 2021
-
Madaxweyneku-xigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo madaxda Gobolka Saa...
Tuesday, January 12, 2021
-
DAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda Waxbarasho!
Maamulaha madarasada Al Aqsa ee Degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay kaalinta waxbarasho ee madarasada iyo doorka ay ka qaadato waxbarashada degmada sida barista ardayda xafidka Quraanka kariimka ah iyo Arimah...
Monday, January 11, 2021
-
Hay’adaha Maraykanka Oo Loo Fasaxay Inay Xidhiidh Toos Ah La Samaystaan Taiwan Iyo Shiinaha Oo Ka Cadhooday
Dawlada Maraykanka ayaa sanado kadib xayiraado badan ka qaadayaa jasiiradda Taywan, sida uu sheegay xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanku.
Dhammaan hay’adaha Maraykanka ayaa loo fasaxayaa in ay xidhiidh toos ah iyo wad...
Monday, January 11, 2021
-
Wadahadaladii Udhexeeyey Ethopia, Masar, Iyo Sudan Oo Markale Burburay.
:
Dawdalaha itoobiya.Masar Iyo Sudan ayaa markale waxaa burburay kadiab markii kor uu ukacay khilaafa wadamada ssuudaan iyo itoobiya oo dagaalo ku dhexmareen xuduudka ay wadaagaan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Monday, January 11, 2021
-
Waa Kuma Wasiirka Deegaan Ahaan Baddalka U Noqday Wasiirad Hinda Jaamac Xirsi?
(W,N)-Kadib Markii Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu shalay Xilka si rasmi ah uga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi oo ...
Monday, January 11, 2021
-
“laba Is Qaban Maayaan, In Doorashadii Awooddeeda Gacantaada La Siiyey Oo Lagu Yidhi Dooro Iyo Inaad Laba bilood Ka Bacdi Tidhaahdid Shalay-bay Dhaantay,”Madaxweyne Biixi.
Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaasaasiyadda doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan qorshaysani ka dhex abuu...
Monday, January 11, 2021
-
Wasiir Hinda Jaamac Gaandhi Oo Ka Dareen Celisay Xilka Qaadista Uu Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay
Wasiirkii hore ee wasarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo hinda jaamac xirsi ayaa ka hadashay sida ay u aragto xilka qaadista madaxwayne biixi ku sameeyay maalintii shalay ahayd
Sidoo kale wasiir hinda ayaa xilk q...
Monday, January 11, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|