|
Wararka
-
Itoobiya: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo La Dilay
Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Hawlgal ay fuliyeen milatariga ayaa lagu dilay afar hoggaamiye oo ...
Thursday, January 14, 2021
-
Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta
Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan shirkadaha bixiya adeega isgaadhsiinta.
Waxaana la faray shirkadaha isgaadhsiinta in ay muddo 30 maalmood ...
Thursday, January 14, 2021
-
Itoobiya: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo La Dilay
Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF.
Hawlgal ay fuliyeen milatariga ayaa lagu dilay afar hoggaamiye oo ...
Thursday, January 14, 2021
-
Somaliland: Booliska oo Raadinaya Haweenay Muuqaal ka Duubtay Gabadh yar oo la Joogtay & dhinacyo ka hadlay
Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo illaa xalay Muuqaalkeedu aad ugu baahay baraha Buls...
Thursday, January 14, 2021
-
“Diiwaangelintu waxay ku fulaysaa isku tashiga dhaqaalaha Somaliland oo aanay”
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sida ay diiwaangelinta codbixiyeyaashu uga socoto degmo doorashooyinka goboladda Sool iyo Sanaag.
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa maali...
Wednesday, January 13, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Imaaraadku Ka Dhistay Burco
Wasiirka wasaaradda caafimaadka jamhuuriyadda Somaliland Dr. Cumar Cali C/laahi, ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaal weyn oo dhisay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Burco.
Cusbitaalkaasi waxaa maalg...
Wednesday, January 13, 2021
-
Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore.
Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta ururka ee magaaladda Harga...
Wednesday, January 13, 2021
-
Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta
Home Latest News
Latest News
Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta
By admin -
January 13, 2021
0
28
.. Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland...
Wednesday, January 13, 2021
-
Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xilka Ka Qaadin.
Wasiirkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada marwo hinda jaamac xirsi ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyay oo lagu sheegay in madaxwaynuhu gacan uqaaday ka hor intii aanu xilka ka qaadin
Ex wasiir hinda a...
Tuesday, January 12, 2021
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq Iyo Ujeedada Safarkiisa
Wefti uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa kor meeray qaar ka mida degmooyinka iyo goobaha ay ka socoto diwaangelinta kaadhka codbinta ee gobolka...
Tuesday, January 12, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|