|
Wararka
-
Wasiirka Warfaafinta Oo Soo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Wasaaradaasi
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay wasaaradda warfaafintu.
Waxaana ...
Saturday, February 6, 2021
-
DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey shirkii Wadatashiga heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed ee ku qab...
Saturday, February 6, 2021
-
Haayadda Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Burco
Burco (Hargeisa Press): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka qaybisay raashin kala duwan.
Raashinkaasi ayay haayadu u qaybisay goobaha ...
Saturday, February 6, 2021
-
Musharaxiinta Maxamuud Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yuusuf oo Booqday Xaafadaha 31 May, Faluuja iyo Qandahaar
Musharax Maxamuud Axmed Jaamac oo u sharaxan golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa iyo Raage Axmed Yuusuf oo isna u sharax golaha Wakiilada ayaa waxaa ay booqdeen taageerayaashoodu ku dhaqan xaafadaha 31 May, F...
Saturday, February 6, 2021
-
Mareykanka oo Xuutiyiinta Ka Saaraya Liiska Argagixisada
Xuutiyiinta Yemen
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii ay liiska argagixisada uga saari laheyd Dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen oo liiskaasi uu ku daray madaxweynihii hore ee Mareykanka Don...
Saturday, February 6, 2021
-
Haweenay Lagu Dilay Magaalada Burco iyo Cadho Ka Dhalatay
Magaalada Burco
Nimco Ibraahim oo ahayd gabadh xoolo la joogtay ayaa lagu dillay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.
Dilka gabadha xoolaha la joogtay ayaan ilaahada la’ogayn cida ka danbaysay iyo sababta lo...
Saturday, February 6, 2021
-
Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Yaxye Arraarse Oo Lagu Qabtay Gabiley
Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay murashaxnimadda Yaxye C/laahi Aamin, oo u tartamaya golaha Wakiiladda ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gabiley.
Murashax Yaxye C/laahi Aamin, ...
Saturday, February 6, 2021
-
Mareykanka oo Joojiyay Taageerradii Uu Siin Jiray Yemen
Joe Biden
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Mareykanku uu joojinayo taageeradii uu u fidinayay dagaalka uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen, laakiin wuxuu intaa ku daray in Washington ay sii wadi ...
Friday, February 5, 2021
-
aramada Midoobay oo War Ka Soo Saartay Tallaabooyinka Laysugu Diyaarinayo Doorashooyinka Somaliland
James Swan
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa war-saxaafadeed uu ka soo saaray Safar uu toddobaadkan dhammaaday ku yimi magaalada Hargeysa ee Caas...
Friday, February 5, 2021
-
Xannuunka Dengue oo Ka Dillaacay Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Xannuunka Dengue
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qaybo ka mid ah gobolka Soomaalida ee Itoobiya.
Ilaa iyo 207 xaaldood oo looga s...
Friday, February 5, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|