|
Wararka
-
Daawo:Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay Inaanu Ka Da,a Furin Kaadirnimadiisii Kulmiye
Daawo:Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Sheegay Inaanu Ka Da,a Furin Kaadirnimadiisii Kulmiye
...
Thursday, February 25, 2021
-
Thursday, February 25, 2021 “Gobolka Salel Waxaad Mooddaa In Jabuuti La Siinayo….”Xil. Axmed Barkhad Obsiiye.
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Buugga war-bixin sannadeedkii 2020-ka ee ay soo saartay, qaybisayna Hay’adda xuquuqal insaanka Qaranka Somaliland si khaldan loogu dhig...
Thursday, February 25, 2021
-
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.
Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo kuwo kale oo ay baahi wayn uqabtay dawlada hoose ee gabiley.
Sidoo ...
Thursday, February 25, 2021
-
DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa!
Suldaan Guud Ee beelaha somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wafti Dhaqan oo uu hogaamnayo ayaa magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley loogu sameeyay hadhimo sharafeed iskugu jirtay duco iyo dardaaran...
Wednesday, February 24, 2021
-
Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Xidhiidhka Taiwan La Samaysatay Somaliland Uu Muujinayo Sida Caalamku U Danaynayo Gobolka Geeska Afrika!
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in Somaliland Iyo Taiwan si isku mid ah u raadinayaan Aqoonsi Caalami ah
Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska Afrika uu u leeyahay Qaaradda Afrika iyo guud ahaan Caalamk...
Wednesday, February 24, 2021
-
Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan
Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood.
C/casiis Xuseen Taarwale, waxa uu sheegay in xaruntaasi oo ka d...
Wednesday, February 24, 2021
-
Caynaba: Qoysaska Barokaceyaal ah Oo Caawimo La Gaadhsiiyay
Qoysas barokaceyaal ah oo degan Kaam ku yaalla magaaladda Cynaba oo todobaadkii hore ay guryahoodii ka gubteen ayaa loo qaybiyay raashin iyo maacuunka ama weelka wax lagu cunno.
Caawimadaasi oo ay soo gaadhsiis...
Wednesday, February 24, 2021
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo La Wareegay Dhir Kor Loogu Qaadi Doono Bilicda Wasaaradaas
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa dhir kala wareegay urur ka mida kuwa haweenka ee dalka ka jira.
Gudoomiyha ururka hooyo kaalay ila lu...
Wednesday, February 24, 2021
-
Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb-galay Shir-weynaha Haweenka Ee Doorashooyinka +SAWIRRO
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah tar-tanka doorashooyinka fooda ...
Wednesday, February 24, 2021
-
Hargeysa: Tababar Loo Furay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta +SAWIRRO
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta tababar ku saabsan foomamka qorshaynta iyo qiimeynta hawlqabadka shaqaalaha u furay Agaasime Waaxeedyada W...
Wednesday, February 24, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|