admin

admin

Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho Oo Dad Badani Ku Dhinteen

     Ku dhawaaq dhawr iyo toban qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaacantay Qarax maanta ka dhacay xero…

Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Kenya oo Dib U Billowday

     Waxaa maanta oo Axad ah dib u billowday safarada dhanka cirka ee magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, kaddib mudo bil…

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Saartay Jadwalka Natiijada Doorashada

     Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo saartay jadwalka rasmiga ah ee ansixinta natiijada doorashada Goleyaasha Deegaanka…

Isbedel Casri Ah oo Lagu Sameeyay Fagaaraha Maskal Ee Addis Ababa (Sawirro)

     Waxaa maanta la daah-furay Fagaaraha weyn ee ku yaalla bartamaha magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo isbedel aad…

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Baxay Kuma Ayey Guddoomiye U Magacaabeen

     Hoggaanka sare ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxaa ay maanta kulan wadatashi ah la qaateen Xildhibaannada golaha…

Hay’addaha Gargaarka oo Ka Digaya Macluul Ka Dilaacda Gobolka Tigray

     In ka badan 350,000 qof oo ku nool gobolka Tigray ee dalka Ethiopia, ayaa waxaa haysta xaalado macluul, iyadoo…

Xisbiga UCID oo Maayirnimadii Uga Tanaasulay Cabdikariin Axmed Mooge

     Waxaa si rasmi ah maanta gelinkii dambe loo soo afjaray khilaafkii mudada badan taagnaa ee loogu jiray Maayirnimada Caasimada…

Waalidiintii Caruurtoodu Ka Maqnaayeen oo Maalintii Labaad Banaanbax Ka Dhigay Muqdisho

     Magaaladda Muqdisho waxaa maalintii labaad ka dhacay Banaanbax ay dhigayaan Waalidiintii ay ka maqnaayeen caruurtoodu ee dowladda Soomaaliya u…